Ishacyaah 11:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaa ku dul joogi doona Ruuxa Rabbiga oo ah ruuxa xigmadda iyo waxgarashada, iyo ruuxa talada iyo xoogga, iyo ruuxa aqoonta iyo ka cabsashada Rabbiga.

Ishacyaah 11

Ishacyaah 11:1-8