Ishacyaah 11:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo calan ayuu quruumaha u taagi doonaa, wuxuuna soo shirin doonaa masaafurisyadii dadka Israa'iil, oo wuxuu isu soo ururin doonaa oo dhulka afartiisa daraf ka soo kaxayn doonaa kuwa kala firdhay oo dadka Yahuudah.

Ishacyaah 11

Ishacyaah 11:7-13