Ishacyaah 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dalkiinnii waa cidla, magaalooyinkiinniina waa la gubay, oo waddankiinniina shisheeyayaal baa hortiinna ku cunay, waana cidla, sidii wax ay shisheeyayaal afgembiyeen.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:1-10