Ishacyaah 1:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal maxaa mar dambe wax laydiinku dhufan doonaa, oo aad u sii fallaagoobi doontaan? Madaxa oo dhammu waa bukaa, oo qalbiga oo dhammuna waa taag daranyahay.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:1-13