Ishacyaah 1:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Amiirradaadii way caasiyoobeen, oo waxay u wehel yeeleen tuugag, oo mid walubana wuxuu jecel yahay laaluush, oo wuxuu daba ordaa abaalgudyo. Agoonta gartooda uma qaadaan, oo dacwada carmalkuna hortooda ma timaado.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:20-31