Ishacyaah 1:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

haddiise aad diiddaan oo aad caasiyowdaan, waxaa idin wada baabbi'in doonta seef, waayo, afkii Rabbiga ayaa saas ku hadlay.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:18-26