Ishacyaah 1:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samooyinkow maqla, dhulkow bal wax dhegayso, waayo, Rabbigu wuu hadlay oo yidhi: Carruur baan quudiyey oo koriyey, oo iyana way igu caasiyoobeen.

Ishacyaah 1

Ishacyaah 1:1-10