Hoosheeca 7:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo qalbigooda igama ay baryin, laakiinse sariirahooday ku kor ooyaan. Waxay u soo wada shiraan hadhuudh iyo khamri aawadood, oo anigana way igu caasiyoobaan.

Hoosheeca 7

Hoosheeca 7:5-16