Hoosheeca 13:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba magaalooyinkiinna oo dhan ha idinku badbaadiyee meeh boqorkiinnii? Oo meeye xaakinnadiinnii aad ka tidhaahdeen, Na sii boqor iyo amiirro?

Hoosheeca 13

Hoosheeca 13:9-15