Galatiya 5:25-26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

25. Haddii aynu Ruuxa ku nool nahay, aynu Ruuxana ku soconno.

26. Yeynan iskibrin, oo iska xanaajin, oo isxaasidin.

Galatiya 5