Galatiya 4:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaa qoran, Faraxsanow, madhalaysta aan dhalinay; Kala bax oo mashxarad, taada aan foolanay; Waayo, tan cidlowday carruurteedu waa ka badan yihiin tan ninka leh kuweeda.

Galatiya 4

Galatiya 4:25-30