Galatiya 4:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxyaalahanu waa masaal, waayo, dumarkanu waxay ka dhigan yihiin laba axdi, mid Buur Siinay buu ka yimid isagoo u dhalaya addoonnimo, taasu waa Haagaar.

Galatiya 4

Galatiya 4:16-30