Galatiya 4:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxa ku saabsan jidhkayga oo idin jirrabay ma aydnaan quudhsan, mana aydnaan nicin, laakiin waxaad ii aqbasheen sidii malaa'ig Ilaah, xataa sidii Ciise Masiix.

Galatiya 4

Galatiya 4:7-22