Gabaygii Sulaymaan 8:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Biyo badanu jacayl ma demin karaan, Oo daadadkuna innaba ma qarqin karaan. Haddii nin damco inuu jacayl soo siisto maalka gurigiisa oo dhan, Haddana dhammaan waa la quudhsan lahaa.

Gabaygii Sulaymaan 8

Gabaygii Sulaymaan 8:1-14