Gabaygii Sulaymaan 8:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa tuma tan cidlada ka soo baxaysa, Ee gacaliyeheeda ku tiirsanu? Waxaan kaa soo kiciyey geed tufaax ah hoostiis. Halkaasaa hooyadaa kugu foolatay, Oo halkaasay tii ku dhashay kugu foolatay.

Gabaygii Sulaymaan 8

Gabaygii Sulaymaan 8:1-10