Gabaygii Sulaymaan 8:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sulaymaan beercanab buu Bacal Hamoon ku lahaa; Oo beercanabkii wuxuu ka kireeyey kuwa dhawra, Oo midkood kastaaba wuxuu midhaheeda uga keeni jiray kun xabbadood oo lacag ah.

Gabaygii Sulaymaan 8

Gabaygii Sulaymaan 8:10-12