Gabaygii Sulaymaan 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan is-idhi, Geedka baarka waan fuuli doonaa, Oo waxaan qabsan doonaa laamihiisa. Naasahaagu ha ahaadeen sida rucubyo canab ah, Oo sankaaga neeftiisuna ha u carafto sida midho tufaax ah.

Gabaygii Sulaymaan 7

Gabaygii Sulaymaan 7:1-12