Gabaygii Sulaymaan 7:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Qoortaaduna waa sida munaarad foolmaroodi ah, Oo indhahaaguna waa sida ballidii Xeshboon oo ku ag yaal iridda Batrabbiim. Oo sankaaguna waa sida munaaradda Lubnaan Oo xagga Dimishaq u jeeda.

Gabaygii Sulaymaan 7

Gabaygii Sulaymaan 7:1-12