Gabaygii Sulaymaan 6:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Taan jeclahayay, waxaad u qurux badan tahay sida Tirsaah oo kale, Oo waxaad u suurad wacan tahay sida Yeruusaalem oo kale, Waxaana lagaaga cabsadaa sida ciidan calammo sita oo kale.

Gabaygii Sulaymaan 6

Gabaygii Sulaymaan 6:2-12