Gabaygii Sulaymaan 5:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Gacaliyahaygii waan ka furay, Laakiinse gacaliyahaygii wuu iska noqday, wuuna tegey. Naftaydii markuu hadlay way naxday. Isagaan doondoonay, laakiinse waan heli kari waayay. Waan u dhawaaqay, laakiinse innaba iima uu jawaabin.

Gabaygii Sulaymaan 5

Gabaygii Sulaymaan 5:2-12