Gabaygii Sulaymaan 5:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Walaashayay, aroosaddaydiiyey, beertaydii waan soo dhex galay. Malmalkaygiina dhirtaydii udgoonayd baan la gurtay, Oo awlalladaydii shinniyeed iyo malabkaygiina waan cunay, Khamrigaygii iyo caanahaygiina waan cabbay, Saaxiibbadayow, wax cuna, Wax cabba, gacaliyayaalow, aad u cabba.

Gabaygii Sulaymaan 5

Gabaygii Sulaymaan 5:1-9