Gabaygii Sulaymaan 3:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkaan iyagii in yar sii dhaafay Ayaan helay kii naftaydu jeceshahay. Waan qabtay, mana sii dayn, Ilaa aan isaga gurigii hooyaday keenay, Oo aan qolladdii tii i uuraysatay geliyey.

Gabaygii Sulaymaan 3

Gabaygii Sulaymaan 3:1-6