Gabaygii Sulaymaan 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida geedka tufaaxa ahu uu dhirta duurka ku dhex yahay, Ayuu gacaliyahayguna wiilasha ku dhex yahay. Hooskiisaan fadhiistay anigoo aad u faraxsan, Oo midhihiisuna way ila dhadhan macaanaayeen.

Gabaygii Sulaymaan 2

Gabaygii Sulaymaan 2:1-9