Gabaygii Sulaymaan 1:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kan naftaydu jeceshahayow, ii sheeg Meesha aad adhigaaga daajisid, iyo meesha aad hadhkii hadhisid; Waayo, bal maxaan u ahaanayaa Sida mid ag wareegta adhyaha saaxiibbadaa?

Gabaygii Sulaymaan 1

Gabaygii Sulaymaan 1:1-12