Gabaygii Sulaymaan 1:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

I soo jiido, waannu kaa daba ordaynaaye. Boqorkii wuxuu i soo geliyey qolladihiisii. Annagu waannu kugu farxi doonnaa, oo waannu kugu rayrayn doonnaa, Oo jacaylkaagana waxaannu u sii xusuusan doonnaa in khamri ka sii badan. Si qumman ayay kuu jecel yihiin.

Gabaygii Sulaymaan 1

Gabaygii Sulaymaan 1:1-7