Filiboy 4:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed walaalahayga aan jeclahay oo aan u xiisoonayow, idinku waxaad tihiin farxaddayda iyo taajkayga. Gacaliyayaalow, xagga Rabbiga saas ugu xoogaysta.

Filiboy 4

Filiboy 4:1-3