Filiboy 2:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku waxba ha ku samaynina iskala-qaybqaybin iyo faan bilaash ah, laakiinse wax walba ku sameeya is-hoosaysiin, idinkoo midkiinba midka kale ku tirinayo inuu ka kale isaga ka wanaagsan yahay.

Filiboy 2

Filiboy 2:1-13