Filemon 1:11-13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. kii waagii hore aan waxtarka kuu lahaan jirin, haatanse adiga iyo anigaba wax ina tara.

12. Waan kuu soo celinayaa, isagoo qalbigayga ah.

13. Waxaan jeclaan lahaa inaan sii hayo inuu aawadaa iigu adeego inta aan injiilka u xabbisanahay.

Filemon 1