Falimaha Rasuullada 7:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu isaga siiyey axdiga gudniinta; haddaba Ibraahim wuxuu dhalay Isxaaq, oo maalintii siddeedaad ayuu guday isaga; Isxaaqna wuxuu dhalay Yacquub; Yacquubna wuxuu dhalay laba-iyo-tobankii aynu ka soo farcannay.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:5-15