Falimaha Rasuullada 7:52 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal nebiyada kee baan awowayaashiin silcin? Xataa iyagu waxay dileen kuwii hore u sheegay imaatinka Kan xaqa ah; kan idinku aad haatan gacangeliseen oo disheen.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:51-60