Falimaha Rasuullada 7:49 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Samadu waa carshigayga, Dhulkuna waa meeshaan cagaha saarto, Rabbigu wuxuu leeyahay, Guri caynmaad ii dhisi doontaan? Ama maxay tahay meeshaan ku nastaa?

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:46-53