Falimaha Rasuullada 7:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkayga Masar jooga rafaadkooda waan arkay, taahoodana waan maqlay, oo waxaan u imid inaan samatabbixiyo; haddaba kaalay, Masar baan kuu diri doonaaye.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:25-41