Falimaha Rasuullada 7:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Walaalo iyo aabbayaalow, dhegaysta, Ilaaha Ammaantu wuxuu u muuqday awoweheen Ibraahim markuu Mesobotamiya joogay intuusan Haaraan degin,

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:1-9