Falimaha Rasuullada 7:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

laakiin Ilaah baa isaga la jiray oo dhibaatadiisii oo dhan ka samatabbixiyey, oo axsaan iyo xigmad ka siiyey Fircoon, oo ahaa boqorkii Masar; markaasuu isaguna wuxuu isagii taliye uga dhigay Masar iyo reerkiisii oo dhan.

Falimaha Rasuullada 7

Falimaha Rasuullada 7:4-20