Falimaha Rasuullada 2:27-30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Maxaa yeelay, naftayda Haadees kuma dayn doontid, Kaaga Quduuska ahna uma dayn doontid inuu qudhun arko.

28. Waxaad i tustay jidadka nolosha, Hortaadana farxad baad iga buuxin doontaa.

29. Walaalayaalow, waxaan si bayaan ah idiinku sheegi karaa in awowe Daa'uud dhintay, lana aasay, xabaashiisuna ilaa maanta waa inagu dhex taal.

30. Haddaba isagoo nebi ahaa oo ogaa in Ilaah dhaar ugu dhaartay isaga inuu dhashiisa midkood carshigiisa ku fadhiisin doono,

Falimaha Rasuullada 2