Falimaha Rasuullada 18:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markuu damcay inuu u sii dhaafo Akhaya, ayaa walaalihii dhiiro geliyeen, oo waxay xerta u qoreen inay soo dhoweeyaan isagii; markuu yimidna aad buu u caawiyey iyagii, kuwaasoo nimco ku rumaystay,

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:22-28