Falimaha Rasuullada 18:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kolkii Bawlos u dhowaa inuu afkiisa kala qaado ayaa Galliyo Yuhuuddii ku yidhi, Kuwiinnan Yuhuudda ahow, xaajadii hadday tahay xaqdarro ama xumaan shar ah, sababtaas waan idiinku dulqaadan lahaa;

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:6-18