Falimaha Rasuullada 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin kolkii Galliyo ahaa taliyaha Akhaya, Yuhuuddii oo isku qalbi ah baa ku kacday Bawlos, oo waxay hor keeneen kursigii xukumaadda iyagoo leh,

Falimaha Rasuullada 18

Falimaha Rasuullada 18:9-17