Falimaha Rasuullada 15:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kolkay wax badan su'aaleenna, Butros baa istaagay oo ku yidhi iyagii, Walaalayaalow, waad og tihiin in maalmo hore Ilaah dhexdiinna ka doortay in dadka aan Yuhuudda ahayn ay afkayga ereygii injiilka ka maqlaan oo ay rumaystaan.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:6-11