Falimaha Rasuullada 15:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed iyagoo kiniisaddu soo sagootiday, waxay sii dhex mareen Foynike iyo Samaariya, iyagoo ka warramaya sidii dadkii aan Yuhuudda ahayn u soo jeesteen; waxayna aad uga farxiyeen walaalihii oo dhan.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:1-7