Falimaha Rasuullada 15:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waa inaad ka fogaataan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiig, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada. Kuwaas haddaad iska dhawrtaan si wanaagsan baad yeeli doontaan. Nabadgelyo.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:26-32