Falimaha Rasuullada 15:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadkii badnaa oo dhammu way wada aamuseen; wayna dhegaysteen Barnabas iyo Bawlos markay uga warramayeen intay ahaayeen calaamooyinkii iyo yaababkii Ilaah gacantooda ku sameeyey dadka aan Yuhuudda ahayn dhexdooda.

Falimaha Rasuullada 15

Falimaha Rasuullada 15:9-15