Falimaha Rasuullada 14:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markay yimaadeen oo kiniisaddii isu ururiyeen waxay uga warrameen waxyaalihii Ilaah iyaga la sameeyey oo dhan iyo siduu albaabka iimaanka ugu furay dadkii aan Yuhuudda ahayn.

Falimaha Rasuullada 14

Falimaha Rasuullada 14:26-28