Falimaha Rasuullada 12:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu soo baxay oo raacay; ma uuna garanaynin in waxay malaa'igtu samaysay ay run tahay, laakiin wuxuu u maleeyey inuu riyo arkay.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:1-12