Falimaha Rasuullada 12:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dadka Turos iyo Siidoon ayuu aad uga xumaaday; markaasay u yimaadeen isagii iyagoo isku wada qalbi ah, oo waxay la saaxiibeen Balaastos kii gurigii boqorka u talin jiray, oo nabad bay ka baryeen, maxaa yeelay, waddankooda waxaa cuntada siin jiray waddankii boqorka.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:17-25