Falimaha Rasuullada 12:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin isagoo u gacan haadinaya inay aamusaan ayuu wuxuu u sheegay sida Rabbigu xabsiga uga soo saaray. Wuxuuna ku yidhi, Waxyaalahan u sheega Yacquub iyo walaalahaba. Markaasuu ka tegey oo meel kale aaday.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:9-22