Falimaha Rasuullada 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay waxay ku yidhaahdeen iyadii, Waad waalan tahay. Laakiin way ku sii adkaysatay inay sidaa tahay. Iyaguse waxay yidhaahdeen, Waa malaa'igtiisii.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:13-23