Falimaha Rasuullada 12:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Butros isgartay ayuu wuxuu yidhi, Imminka run ahaantii waan garanayaa in Rabbigu malaa'igtiisii soo diray oo iga bixiyey gacanta Herodos iyo wixii dadka Yuhuuddu filanayeen oo dhan.

Falimaha Rasuullada 12

Falimaha Rasuullada 12:7-15