Falimaha Rasuullada 11:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa mid iyaga ka mid ah oo Agabos la odhan jiray ayaa istaagay, oo wuxuu Ruuxa ku sheegay in abaar weyni dunida ku dhici doonto, taas oo dhacday wakhtigii Kalawdiyos.

Falimaha Rasuullada 11

Falimaha Rasuullada 11:19-30