Falimaha Rasuullada 11:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markuu soo helayna, ayuu Antiyokh keenay. Waxaana dhacday inay sannad dhan kiniisadda la urureen oo ay dad badan wax bareen, oo meeshii ugu horraysay ee xertii loogu yeedhay Masiixiyiin waxay ahayd Antiyokh.

Falimaha Rasuullada 11

Falimaha Rasuullada 11:23-29